Ra’isul Wasaare Rooble oo Shaaciyay Xiliga ay bilaabanayaan Doorashada Aqalka Hoose

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka gaar ahaan kuwa kasoo jeeda deegaanada Somaliland ay bilaabanayaan isbuuca soo socda. Rooble ayaa sheegay in Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka kawada hadleen in la dedejiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka kaga soo aadeysa gobolada Waqooyi. Ra’isul Wasaare … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo Shaaciyay Xiliga ay bilaabanayaan Doorashada Aqalka Hoose